Conte aos seus amigos sobre este item:
Shaxda Nolosha Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Shaxda Nolosha
Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Shaxda Nolosha waa sheeko asal leh aadna u xanuun badan. Waxaa wax ka nool yihiin dadkii ay ku dhacday. Magacyada baa la beddelay xoogaana waa la milxiyey ama la macaaniyey. Mooryaan, dagaal-ooge ama qabqable iyo Biri-Ma-Geydo intaba Soomaalidii ku salbatay dagaalka sokeeye dib dambe loo heli mayo-halka sheekadani ka mid tahay dhacdooyinkoodii.
| Mídia | Livros Paperback Book (Livro de capa flexível e brochura) |
| Lançado | 22 de fevereiro de 2018 |
| ISBN13 | 9781985826953 |
| Editoras | Createspace Independent Publishing Platf |
| Páginas | 126 |
| Dimensões | 127 × 203 × 7 mm · 131 g |
| Idioma | Somali |