Conte aos seus amigos sobre este item:
Furfur Iyo Filanwaa Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Furfur Iyo Filanwaa
Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya wax qumman lagama qorin. Aamina oo Xamar ku dhalatay kuna kortay waxay dagaalka sokeeye ku weyday reerkoodii oo dhan iyo barbaar ay Jaamacadda Ummadda ee Soomaaliya ka wada baxeen aadna isu jeclaayeen. Aamina, dhibtaas magaalada Xamar ku qabsatay kuma halmaamin dalkeeda oo ay aad u jeceshahay iyo Soomaalinimada oo aad ugu fog. Haddana, mar kale bay nin isjeclaadeen mucjisada DNA ama hiddesidaha baa walaalkeed ka dhigtay. Sida DNa ama hiddesiduhu u caddayn doono walaaltinimada iyana waa arrin amakaag ah oo dhab noqotay, iyada oo ninku London ee boqortooyada Ingiriiska ku dhashay.
| Mídia | Livros Paperback Book (Livro de capa flexível e brochura) |
| Lançado | 30 de novembro de 2016 |
| ISBN13 | 9781540733115 |
| Editoras | Createspace Independent Publishing Platf |
| Páginas | 218 |
| Dimensões | 152 × 229 × 12 mm · 299 g |
| Idioma | Somali |