Conte aos seus amigos sobre este item:
Asaruur Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Asaruur
Cali M Cabdigiir (Caliganay)
Inta jecel uruurinta sooyaalka jiilalka dambe tilmaan ka siin kara dhacdooyinka dagaalka sokeeye, Asaruur waa akhris ay ku diirsan doonaan dhallinta Soomaaliyeed. Asaruur waa dhigane aad u kooban. Waa afar dhacdo oo dhab ah aadna u xanuun badan loona aanaynayo dagaalka sokeeye. Waxaa wehesha dhagar dhaqanka Soomaalida ku dhafan, hifashada aano aan badiyaaba loo weel dayin kolkaasna gaboodfal lagu galo. Iyo sheeko ku bannaan "Waxaan ahay macaan iyo kharaar meel ku wada yaal." Asaruur akhris dheer kugu dhibi mayo (100 bog) xiisana kama fuqi kartid.
| Mídia | Livros Paperback Book (Livro de capa flexível e brochura) |
| Lançado | 29 de julho de 2018 |
| ISBN13 | 9781724538000 |
| Editoras | Createspace Independent Publishing Platf |
| Páginas | 106 |
| Dimensões | 152 × 229 × 6 mm · 154 g |
| Idioma | Somali |