Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre Iyo Jabhaddii Snm - Sayid-axmed M. Yuusuf (Dhegey) - Livros - Books On Demand - 9789174635782 - 19 de janeiro de 2015
Caso a capa e o título não sejam correspondentes, considere o título como correto

Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre Iyo Jabhaddii Snm Somali edition

Preço
R$ 147,90
excluindo impostos

Item sob encomenda (no estoque do fornecedor)

Espera-se estar pronto para envio 2 - 8 de out
Receba avisos sobre novos lançamentos de Sayid-axmed M. Yuusuf (Dhegey)
Adicione à sua lista de desejos do iMusic

Ainda não avaliado

Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo dalkii Jamhuuriyaddii Soomaalida. Sannadkii 1988kii bishii Mey 27keedii ayaa dagaal aad cuslaa ka qarxay magaalada Burco. Saddex maalmood ka dibna waxa uu ka bilaabmay caasimaddii labaad oo ahayd Hargeysa. Dagaalkaasi waxa uu socday muddo ku siman saddex sannadood, ilaa uu burburay xukunkii kelitaliska ahaa ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre tan iyo 1969kii. Buuggu sharraxaad kama bixinayo habkii dagaalku u dhacay, dhimashadii, dhaawicii iyo qaab-dagaalkii guud ahaaneed. laakiin waxa uu diiradda saarayaa sababtii keentay dagaalka iyo saamayntii uu dad iyo dalba ku yeeshay.

Mídia Livros     Paperback Book   (Livro de capa flexível e brochura)
Lançado 19 de janeiro de 2015
ISBN13 9789174635782
Editoras Books On Demand
Páginas 270
Dimensões 14 × 148 × 210 mm   ·   326 g
Idioma Somali  

Mais por Sayid-axmed M. Yuusuf (Dhegey)

Mostrar tudo